Sidan ayaad qashinka u kala soocaysaa

Transkript

Sidan ayaad qashinka u kala soocaysaa
Qashinka noolaha
Qashinka waraaqaha
Waxyaalahan waxaad ku riddi
kartaa tanagga daboolka buniga
ah leh:
• Haraaga cuntada nooc kaste
• Gufarka kafeega, filterka
kafeega, caleen shaaha
• Qolofta ukunta, haraaga
qooqabka iyo xayawaan
badeedka kale ee qolfta leh
• Ubaxyada qalalay, dhirta
gaboowdey ee dhoobka wadataa (oon uu ku jirin dhoob)
• Caleen, haraa jardiin, xashiish
geed (faarad)
• Waraaq kushiin, waraaqda lagu
tirtirto
• Qardaasyada ukunta, wax yar
oo waraaqo wargeys
• Laf, baal shimbir, timo
Waxyaalahan waxaad ku riddi kartaa
tanagga daboolka bluugga ah leh:
• Wargeysyada, waraaqaha xayeysiiska, todobaadlaha
• Waraaqaha wax lagu qoro, waraaqaha koobiga, bukhshadaha
• Qardaasyada waraaqda ah, kartoon, qardaasyada cabitaan
Waxyaalahan Ha ku ridin:
• Caag/bac,quraarad/dhalo, bir,
qardaas caano, qashin koranto
iyo mid
• elektaroonigba (EE), qashin
khatar leh, alwaaxda cadaadiska lagu cufay ama la midabeeyey.
Warqadu waa inaanay qoyanaan ama
aanay ku wasaqaysnaan haraa cunno.
Uma baahnid in aad ka fujisid biinanka iyo liidadka xabagta.
Waxyaalahan HA ku ridin:
• Caag/bac
•
•
•
•
Quraarad/dhalo
Bir
Qashin khatar leh
Qashin koronto iyo mid
elektaroonig (EE)
Wadajir degaan ka wacan
Sunnhordland
Interkommunale
Miljøverk IKS
IRA
VF
AL
L
ST
AV
FA
LL
PA
P
RE
BIO
AV
FA
LL
IRA
VF
AL
L
PA
P
PA
P
RE
IRA
VF
AL
L
ST
AV
FA
LL
ST
AV
FA
LL
RE
BIO
AV
FA
LL
BIO
AV
FA
LL
Sidan ayaad qashinka
u kala soocaysaa
Qashinka haraaga
Qashinka soo haray intiisa badan,
kaddib markaad u kala saarto
qashin noole iyo waraaqo, waxaa
lagu riddi karaa tanagga daboolka
madow:
• Qashinka shayaalka kasamaysan
mateeriya/walax iskujir ah
• Goome/rabadh, saan
• Kiisha´shka huufarta, xafaayadaha waraaqda ah
• Shayaalka kasamaysan dhagaxa
Waxyaalahan HA ku ridin:
• Qashin khatar leh
• Qashinka EE-da /aaladaha
korontada iyo elektarooniga
• Daaqad/dariish PCB u ku jiro
• Shayaalka cadaadiska lagu
cufay
• Shaagga baabuurta
• Haraagga cuntada
Svartasmoget
N-5419 Fitjar
taleefan 53 45 78 50
tellefakis 53 45 78 60
e-post [email protected]
www.sim.as

Benzer belgeler

dunyanin en gozel qizlari

dunyanin en gozel qizlari DUNYANIN EN GOZEL QIZI | www.Sun.az Azrbaycann 1 Nömrli ylnc Portal,DUNYANIN EN GOZEL QIZI. Sun.az: Mp3: Xbrlr: ou Biznes: Video: Moda: Gözllik: Bürclr: Reklam: Dunyanin En Gozel Qizi - Foto Dunyan...

Detaylı