Foomka Oggolaanshaha Kaarka MBTA Fasalka 6 Sannad

Transkript

Foomka Oggolaanshaha Kaarka MBTA Fasalka 6 Sannad
DUGSIYADA DADWEYNAHA BOSTON – WAAXDA GAADIIDKA
Foomka Oggolaanshaha Kaarka MBTA
Fasalka 6aad Sannad Dugsiyeedka 2015-16
Fadlan soo celi ka hor bisha Ogos 14
MAGAC ARDAY______________________________________ LAMBAR ARDAY #_____________________________
DHALASHO ARDAY
______/______/______
MAGAC WAALID ______________________________
MAGAC DUGSI________________________________________
FADLAN OGGOW: Ka dib markaad oggolaatid barnaamijka kaarka MBTA,
haddii arday dhigta fasalka 6aad uu wixii ka dembeeya Ogos 14 noo soo sheego
inuu rabo inuu helo adeegga baska jaallada, dib ugu meeleynta baska jaallaha
waxa laga yaabaa inay qaadato muddo hal bil ah, oo waxa laga yaabaa in
boosteejada basku ay cinwaanka gurigaaga ka fogaato illaa hal meyl, iyo/ama in
raacidda basku ay qaaddan karto waqti ka badan hal saac.
OGGOLAASHAHA KAARKA MBTA
Calaamadee sanduuqa hoos ku yaalla haddii, waa haddii oo qura, aad
jeceshahay in Waaxda Gaadiidka BPS ay ardaygaaga dhigta fasalka 6aad
ka saarto adeegga baska jaallaha ah oo ay siiso kaar MBTA ee billaha ah
haddii uu ilmahaagu u qalmo adeeggan marka lagu saleeyo shuruudda ah
inta ay isu jiraan guriga-illaa-dugsigu oo ka badan 1.5 meyl. Marka aad
calaamadiso sanduuqa, waxaad qiraneysaa ama aad oggolaaneysaa in
AADAN heli doonin adeegga baska jaallaha ah sannadkan.
HAA – WAAN RABAA INAAN HELO KAARKA MBTA EE BILLAHA AH HADDII AAN
KAAFIYO SHURUUDDA U-QALANKA HALKII AAN KA HELI JIRAY ADEEGGA BASKA
JAALLAHA AH. WAXAAN FAHAMSANAHAY IN WIILKEYGU AMA GABARTEYDU
AANAY HELI DOONIN ADEEGGA BASKA JAALLAHA AH SANNADKA 2015-16.
______________________________________________________
Saxeexa Waalidka/Koriyaha
__________________________
Taariikh
WAAXDA GAADIIDKA OO QUDHA AYAA ISTICMAALAYA
(TRANSPORTATION DEPARTMENT USE ONLY)
DATE RECEIVED: _______________ DATE PROCESSED: ________________ Effective Date: ___________________________
APPROVED [
] NOT APPROVED [
2015-2016 MBTA Pass Opt-In Form
] Reason _______________________________________T.O________________
Somali/AF

Benzer belgeler

Dacwad Xareynta Wasaaradaa Waxbarashada ee Minnesota

Dacwad Xareynta Wasaaradaa Waxbarashada ee Minnesota Dacwadaada qoraalka ah waa in ay ka mid ahadaan kuwan hoos ku qoran:  Tariiqda malinta, magacaaga, cinwaanka i-meylka (hadi ay surowdo) iyo raqamka telefonka laga heli karo hadu qofka baarista sa...

Detaylı