Stangehallen - Stange kommune
Transkript
Stangehallen - Stange kommune
iyo is barasho dadka isku meel ku nool si ay hal bulsho u noqdaanisla mar kaan ay qayb ka noqdaan naadiga ciyaaraha degmada Stange(SSK),isla markaana ciyaaraha la jeclaado caruurtana lagu barbaariyo , barbaarin wanaagsan(SSK) waxay ka shaqeeyaan inuu qaban qaabiyo tababarada iyo abaabulka ciyaaraha ee Stangesi loo helo bulsho isku xiran, waxay abaabulayan kulumo ay hooyooyinku ka qayb qaadanayaana ama inay u soo raacaan caruurta marka ay ciyaarayaan ama tababarka samaynayaan, si xitaa iyaga dhexdooda ay isku bartaan, waxaa hawshaas nagala qayb qaadan doona ururka caafimaadka haweenka ee Norwey(NKSF) isla markaana waxay bixin doonaan casharo la xiriira horumarita isboortiga iyo bulshada,ujeedaduna waa in haweenka iyo ragga ka weyn 18 sannoinay tababaro joogta sameeyeen kuna saabsan dhinaca jimicsiga si ay jirkooda caafimaad buuxa uu u helo ( Jirfiyoow ayaa maskax fiyoow ku jirtaa)dadka arintaan xiisaynaya waa inay nala soo xiriiraan si aan warbixin intaan ka badan aan u siino, waxaana kala suu xiriiri kartaa, u qaysanaha arimahaas ee golaha la talinta degmada: assadshayda@yahoo. no Kontakt • • • Stange sportsklubb: www.stangesportsklubb.no, epost til Bjørn Kvaal; [email protected] NKS Hedmark; Ann-Kristin Aurland, e-post: [email protected] eller Kari Helene Børrud e-post: [email protected] Internasjonalt råd: Leder Gunn Randi Fjæstad, e-post: [email protected] Martiqaad dadka dhaqamada kala duwan ee degen degmada Stange Waad mahadsantihiin Gunn R. Fjæstad Madaxa golaha la talinta caalamiga ah ee degmada Stange Stangehallen www.stange.no Tlf: 62 57 35 00 E-post: [email protected] Adr: postboks 214, 2336 Stange søndag 27. mars 2011 kl 16.00-18.00 Waxaan idinka codsanaynaa, inaad ka soo qayb xaflad weyn oo aan ku- qabanayno, hoolka ciyaaraha ee stange( Stangehalen)waa hal maalin oo loo- qabanayo, caruurta, dhalinyarada, iyo waalidiinta, dadka dhaqamada kla duwan- ee degan degmadan stange. Ujeedada qabanqaabadan waa sidii la isku baran lahaa, loona wada shaqeyn- lahaa, iyadoo la adeegsanayo dhinaca ciyaaraha, waxaan aan isla shaqeyn- doonaa Naadiga ciyaaraha ee stange (SSK), Ururka kubadda cagta ee- Norwey(NFF) Ururka Caafimaadka ee Haweenka(NKSF)iyo Naadiga ciyaaraha Moelven(MIK) banaarmijkaan waa mid lacag la,aan ah, waxaana naga kaalmeeyay gobolka Hedmark(Hedmark Fylkekommune) waad mahadsantihiin ka soo qeybgl wanaagsan ciyaarayo,garsoorayaasha ciyaaraha dhexdhexaadiyo,dharka lagu ciyaaro, waxaas oo dhan,waxaa ku baxa dhaqaale fara badan, si dhaqalahaas loo helo waxaa loo baahan yahay inaad ka qayb gashaan hawlaha iskaa wax u qabsada ah oo ay qaban qaabiyaan Naadiga ciyaaraha Stange (SSK)f Naadiga ciyaaraha ee Stange Ururka Kubadda Cagta ee Norwey(NFF) (SSK) waxaa xubno ka ah ku dhawaad 400 oo qof da,dooduna ka yartahay 19 jir waxayna qabanqabinyaa, ciyaaraha barafka, kubadda cagta iyo dabaasha, caruurta da,doodu aadka u yatahayna, waxaa loogu talagalay inay dhigataan iskuulka ciyaaraha oo iyaga u gaar ah. Ujeeddad laga leeyahayna tababaradaasna waa sidii loo abuuri lahaa bulsho wanaagsan , kalsooni, iyo farxad, dhamaan bulshada oo dhan. Waxay sameeyaan tababaro banaanka lagu ciyaaro, waqtiyada kulaylaha, xagaaga iyo deyrtaba iyo waqtiga qaboobaha oo iyagana lagu ciyaaro gudaha, iyo ciyaaro u gaar ah barafka. Qalabka suurta gelinaaya arimahaas, waxay ku kacayaan qiimo aad u fara badan, sida garoomada lagu ciyaaro oo la kireeyo,kubadda lagu Ururka caafimadka haweenka waxay kaalmo ka geystaan sidii dadka degen meel looga kaalmeyn lahaa, hawlaha caafimaadka ee haweenka u gaarka ah, gaar ahaan haweenka dadka laga tirada badan yahay , hawshaasna waxaa fuliya haweenka kalkaaliyayaasha ka ah xarumaha caafimaadka ee degmada aad ku nooshahay, iyo inay kaa caawiyaan wixii waayo aragnimo ah oo ay u leeyihiin hawlahaas. iyo qaybtiisa u qaabilsan gobolada koonfureed ee Norwey. Waxay heshiis la galeen(IMDI), sidii loo wada shaqeyn lahaa siiba dadka soo galootiga ah , dhinaca wanaagsan iyadoo la adeegsanayo kubadda cagta gaar ahaan caruurta iyo dhalinyarada soo degtay degmadaan,waxayna ka caawinayaan sidii loo tababari lahaa, dhalinyarada degen Stange, waxaana la idinka codsanayaa inaad qaybtiina ka qaadataan sidii loo horumarin lahaa isboortiga gaar ahaan kubadda cagta degmadaan Stange, waana inay qaybweyn ka qaataan waalindiinta dadka deegaanka degen gaar ahaan dadka soo galootiga ah. Stange Internasjonal Råd (golaha la talinta caalamiga ee Stange) Waa hay,ad ay magacaabeen siyaasiinta degmada (kommunestyre) Waxaana xubno ka ah dadka ajaanibta ah ee ku nool degmadaan, ururada ka shaqeeya arimaha bulshada, iyo laba xubnood oo ka socda siyaasiinta, waxay ka shaqeeyaan arimaha isdhexgalka iyo horumarka dadka ku nool Stange, sidii loo heli lahaa meel lagu kulmo sidii dhaqamada kala duwan ay isku fahmi lahaayeen, sidii abaabul loogu sameyn lahaa, caruurta gaar ahaan dadka soo galootiga ah, waxayna mashquul ku yihiin maali walba sidii dadka la siku bari lahaa, loona abuuro bulsho meel wada degen oo is fahamsan, waxaana rajaynayanaa inaad qayb weyn ka qaadataan hawshaan aan wadno dhamaantiin Waad mahadsantihiin wada shaqeyn wanaagsan Qorshaha mustaqbalka ee golaha la talinta ee Stange Waa hay,adda u qaabilsan inay ka shaqayso is dhexgalka bulshada, iyo hawlaha iskaa wax uqabsada ku saabsan, wuxuu kaloo talo siiyaa, golaha hogaaminta degmada Stange ( kommune Styre)qorshahaan waa dhawr nooc oo dadka da,doodu kala gedisan tahay, gaar ahaan caruurta iyo dhalin yarada, gabdho iyo wiilalbawaxayna qusaysaa dadka laga tirada badan yahay ee ku nool degmadaan Stangeiyo waalidiintoodaba inay ka qaybqaataan,abaabulkaan wuxuu codsanayaa,inay dhaliyarada iyo caruurtaba ianay is abaabulaan oo la si dhexgal la sameeyo, Martiqaad dadka dhaqamada kala duwan ee degen degmada Stange: Barnaamijka: 16:00—16.15: soo dhaweynta iyo furitaanka: Gunn R. Fjæstad Damaashaad caruurta ah iskuulka ciyaaraha Garoonka1aad ayaa lagu qabanayaa. 16.15—16.40 waxaa warbixin laga dhagaysanayaa naadiga ciyaaraha ee Stange(SSK) waxaa soo jeedinaya: Bjørn Kvaal axaa kaloo ka hadli doona waalidiin ka socda gudiga kubadda cagta ee xaafadda Bjørndale nee Oslo, waxaa kaloo ka hadli doona laba dhalinyaro ah oo aqoon u leh hawlaha garsoorka iyo tababarka iyo warbixin xiriirka haweenka waxaa soo jeedin doonta gabadha la yiraahdo:Kari Helena Børrud 16.45—1700: daawasho ciyaar kubadda cagta ah , caruurta 2x7 garoonka 1aad 17.00 qaybinta cuntada iyo cabitaanka dadka waaweyn iyo kuwa yar yar 17.20—17.50 ciyaaro dhexmari doona qaybta 5aad Moelven IL iyo SSK qaybta 7aad garoonku waa kan 2aad iyo kan 3aad 17.50—18.00 barnaamijkii halkiisa ayuu ka sii socanayaa, waxaana la idinka codsanayaa inaa iska diiwaan gelisaan ururada ciyaaraha deegeenka aad ku nooshahay, dadkoo dhana waa u furan yahay. www.stange.no
Benzer belgeler
XAQ U LAAHANSHAHA WAXBARASHO Qofka Doonaya Magan
ku dhamaysay iskuulada sare ee dawlad ee Turkiga. Dhaman ardayda ajaanbita ah ee rabta inay iska diiwan geliso jamaacadaha turkigaga waa in maraan imtixaanadka ardayda ajaanibta ah ee lo yaqan(YOS)...
Detaylıcaruurta qoy saska luuqa daha badan ku hadla - NAFO
ah ee ko nool Noorway, labadooduba xaalado kala duwan bay u bartaan afkooda,tusaale ahaan bulshada kale duwan ee ay ku dhex nool yihiin sida waalidkood, caruurta ay la ciyaaraan, qaraabadooda, xana...
Detaylı